Afar nin oo Shiinees ah oo laga tarxiilayo dalka Kenya iyo Sababta keentay (Daawo Sawirro)

Muwaadiniin u dhalatay dalka Shiinaha oo ganacsi ku lahaa dalka Kenya ayaa laga musaafurinayaa dalkaasi, kadib markii lagu helay in tacadi kula kaceen nin Kenyan ah oo shaqaale u ahaa. Wasiirka arrimaha gudaha Kenya Fred Matiang’i ayaa amar ku bixiyay in dalka Kenya laga tarxiilo afar nin oo shiinees ah kuwaa oo Maxkamad la saaray kadib … Continue reading Afar nin oo Shiinees ah oo laga tarxiilayo dalka Kenya iyo Sababta keentay (Daawo Sawirro)